Faaqidaadda: Sidee wax looga qaban karaa amniga Muqdisho?

Muqdisho

Barnaamijka Faaqidaadda waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sida wax looga qaban karo amniga magaalada Muqdisho xilli ay Kooxda Al-Shabaab toddobaadkan weerartay Hotel Villa Rays oo ku yaalla meel u dhow madaxtooyada Soomaaliya.

Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Xasan Barrow.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda: Sidee wax looga qaban karaa amniga Muqdisho?