Soomaaliya Faaqidaadda: Shirkii Wadatashiga madaxda Soomaalida Luuliyo 14, 2023 Madaxadii hore + Xasan Sheekh Arag Fikradaha Muqdisho — Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay shirka wadatashiga ee Muqdisho ugu soo dhammaaday madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo madaxdii hore dalka uga soo qabtay xilalka sare. Waxaa Muqdisho kusoo diyaariyey wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle. Your browser doesn’t support HTML5 Faaqidaadda: Shirkii Wadatashiga madaxda Soomaalida