Faaqidaadda: Maalinta Xornimada Somalia

  • Sahra Abdi

Faaqidaadda: Maalinta Xornimada Somalia

Faaqidaada Toddobaadku waxay ku saabsan tahay maalinta Kowda Luulyo oo ah markii Somalia xorriyada qaadatay 51 sannadood ka hor

Faaqidaada Toddobaadku waxay ku saabsan tahay maalinta Kowda Luulyo oo ah markii Somalia xorriyada qaadatay 51 sannadood ka hor.

Weriyaha VOA ee Nairobi, Sahro Cabdi Axmed ayaa Nairobi ka soo gudbinaysa barnaamij dood ah oo ka hadlaya kowda Luulyo.