Caabudwaaq —
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan xaaladaha ku xeeran hub sharci darro ah oo dhowaan lagu boobey degmada Caabudwaaq ee Galmudug. Waxaa soo jeedinaya Xuseen Xasan Dhaqane.
Your browser doesn’t support HTML5
Faaqidaadda: Hubkii lagu boobay Caabudwaaq