Faaqidaadda: Howlgalka Kenya oo 100-jirsaday

  • Falastin Iman

Faaqidaadda: Howlgalka Kenya oo 100-jirsaday

Barnaamijkeena Faaqidaadda Toddobaadka. Barnaamijkan waxaan ku faaqidaynaa toddobaadka howlgalka militari ee ciidamada Kenya ay kawadaan dalka Soomaaliya.

Howlgalkan ayaa jirsaday 100 maalmood. haddaba maxaa u hirgalay howlgalkan 100-kaasi maalmood, xaggee ayuuna ku wajahan yahay.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso.