Soomaaliya Faaqidaadda: Horumarka iyo caqabadaha warbaahinta Puntland May 10, 2024 Arag Fikradaha Boosaaso — Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay horumarka ay suxufiyiinta Puntland ka gaareen tebinta wararka iyo caqabadaha ay kala kulmaan helidda xogta sugan. Waxaa magaalada Boosaaso ka soo dirtay Faaduma Yaasiin Jaamac. Your browser doesn’t support HTML5 Faaqidaadda Toddobaadka: Horumarka iyo caqabadaha warbaahinta Puntland