Muqdisho —
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay heshiiskii dhowrka qodob ahaa ee kasoo baxay shirkii ay dhowaan Muqdisho ku yeesheen madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada.
Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Barrow.
Your browser doesn’t support HTML5
Faaqidaadda: Heshiiskii kasoo baxay shirka dowladda iyo maamul goboleedyada