Faaqidaadda: Doodda ka dhalatay wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya

Xildhibaanada baarlamanka

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay ansixinta wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya, oo afar cutub oo ka mid ah la meel-mariyey iyo doodda iyo cabashada ka dhalatay arrintaas.

Waxaa soo jeedinaya Khadar Maxamuud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda: Doodda ka dhalatay wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya