Faaqidaadda: Dastuurka iyo Xulista Baarlamaanka

Somali constituent assembly adopts a new constitution

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan wuxuu ka hadlayaa dastuurka cusub ee Soomaaliya ee la ansixiyay iyo waliba qorshaha xuliska baarlamaanka cusub ee Soomaaliya yeelan doonto.

Barnaamijka waxaa Muqdisho ku soo diyaariyay weriye Mukhtar Max'ed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso Faaqidaadda