Barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay dagaalka ay dowladda kula jirto Al-Shabaab iyo dadaalka dhinac socda ee ay ku dooneyso in Soomaaliya looga qaado cunaqabateynta hubka ee Qaramada Midoobay.
Seynab Abuukar Maxamed ayaa Muqdisho kusoo diyaarisay.
Your browser doesn’t support HTML5
Faaqidaadda: Dagaalka Al-Shabaab iyo cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya