Faaqidaadda: Amniga Muqdisho iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Qaraxii Zoobe October 29 2022

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay amniga magaalada Muqdisho iyo sababta ay dowladda federaalka u gelin waysay dadaal la mid ah midka ay gelisay dagaallada ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka ay kula jiraan kooxda Al-Shabaab.

Waxaa soo jeedineysa Saynab Abuukar Maxamed.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda: Amniga Muqdisho iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab