Muqdisho —
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa weerar ay xalay maleeshiyaadka ururka al-Shabaab ku qaadeen hoteelka SYL ee ku yaalla Muqdishu, waxaana weerarkan uu gaystay khasaare nafeed iyo hanti labadaba.
Warbixintan waxaa Muqdishu inooga soo diray Cabdicasiis Barrow.
Your browser doesn’t support HTML5
Wararkii ugu dambeeyay ee weerarkii Hotel SYL