Guddida doorashada KMG ee Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyey doorashooyinkii golayaasha deegaanka ee dhowaan ka dhacay Puntland.
Guddoomiyaha guddida Ku meelgaarka ah ee doorashooyinka Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa ka hadlay, qabashada doorashada saddexdii degmo ee doorashada ka hadhay, xilliga wakhtigoodu dhamaanayo, habka shahaadada loo siinayo ururada u gudbaya xisbiyo Qaran iyo qodobo kale oo muhiima. Guddoomiyaha ayaa khadka telefoonka ugu waramay Ismaaciil Xuseen Farjar.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi doorashooyinka Puntland.m4a