Faah-faahin: Dabkii xalay bur-buriyay ganacsiyada suuqa Banaadir

Dabka Muqdisho

Dab xooggan oo xalay ka kacay isgoyska Banaadir ee degmada Hodan ayaa waxa uu ku bur-buray hanti badan oo ahaa meherado ganacsi, iyada oo ilaa hadda ay socdaan baaritaanno la xiriira sababata dhalisay dabkan.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray wariyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.

Your browser doesn’t support HTML5

Faah-faahin ku saabsan dabkii xalay bur-buriyay ganacsiga suuqa Benaadir