Qarax ka Dhacay Muqdishu

Goobjoogayaal ayaa idaacadda VOA u sheegay in qarax lala beegsaday maqaayadda Blue Sky oo u dhow xarunta Nabadsugidda Gobolka Banaadir iyo xabsiga Godka Jilicow.

Ugu yaraan laba qof aya aku dhintay, lix kalena way ku dhaawacmeen qaraxa, sida ay goobjoogayaal u sheegeen idaacadda.

Goor dhow filo warar dheeraad ah.