Saamaynta Cudurka Ebola ee Galbeedka Afrika

(AP Photo/Michael Duff)

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhowaaqay inuu abuuri doono Hawlgal Cusub oo Qaramadada NMidoobay oo Qaabilsan La-dagaalank Cudurka Ebola.

Ban Ki Moon ayaa sheegay inuu xafiiskan ka furi doono dalka Mali, waddankaasi oo toddobaadyadii u dambaysay ay lix qof ugu dhinteen cudurkan.

Haddaba sidee ayaa cudurkan Ebola u saamayeey Gobolka Galbeedka Afrika ee uu halakeeyey? Su’aashaas iyo kuwo kaleba waxaan Haaruun Macruuf uu weydiiyey Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo la-taliye u ah Bankiga Adduunka oo toddobaadkan tagay dalka Ghana halkaasi oo uu kaga qaybgalay shir qodobada looga hadlay uu ka mid yahay cudurka Ebola.

Hoos ka dhagayso waraysiga

Your browser doesn’t support HTML5

Ebola Yahya