Duqeyn lala beegsaday goob ay ku sugnaayeen Al-Shabaab

Drone

Mas’uuliyiinta degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in duqayn cusub lala beegsaday goob ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab oo u dhow magaalada Jalalaqsi.

Weriyahayaga Cabdixakiin Maxamuud Shirwac ayaa duqayntan ka waraystay guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo dib u dhiska degmada Jalaqsi Cabdisalaam Xasan Abuukar.

Your browser doesn’t support HTML5

Duqeyn lala beegsaday goob ay ku sugnaayeen Al-Shabaab