Duqa Hargeysa oo sheegay in la billaabayo nadiifinta suuqii gubtay

Suuqa Waaheen ee gubtay

Duqa magaalada Hargeysa Cabbdikariim Axmed Mooge ayaa u sheegay VOA inay barrito billaabi doonan nadiifinta Suuqii gubtay ee waaheen ee magaalada.

Warkan waxaa Hargeysa kasoo diray weriyaha VOA Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Duqa Hargeysa oo sheegay in la billaabayo nadiifinta suuqii gubtay