Duqa Gaalkacyo: Waa ka gudubnay kala qeybsanaantii Galmudug iyo Puntland

Duqa Gaalkacyo, Galmudug, Cabdiraxmaan Sheekh Xasan.

Magaalada Gaalkacyo, waxaa ka dhisan laba maamul oo kala tirsan maamul goboleeyada Galmudug iyo Puntland, waxaana hadda ka jiraa wadashaqeyn ka dhaxeysa labada dhinac.

Cabdiraxmaan Sheekh Xasan, oo ah duqa Gaalkacyo ee dhinaca Galmudug ayaa VOA-da u sheegay in isaga iyo duqa Gaalkacyo ee dhinaca Puntland ay si dhow u wadashaqeeyaan. Cabdiraxman Sheekh, waxaa Minnesota kula kulmay weriyaheenna, Maxamud Mascadde, wuxuuna ugu horreyn weydiiyay safarkiisa Mareyakanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Cabdiraxman Sheekh: Gaalkacyo waa ka gudubtay kala qeybsanaanta Galmudug iyo Puntland.mp3