Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ayaa xalay ka hadashay waxyaabihii u qabsoomay tan iyo markii madaxweyne Xasan Sheekh la doortay.
Waxaa khudbado arrintan ku saabsan xalay jeediyay Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamud, Ra’isul Wasaare Xamza Cabdi Barre iyo Wasiirka Gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo sheegay in wejiga koowaad ee howgallada ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab ay ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya ciidamada dadka deegaanka ay ku dileen 3,000 oo Al-Shabaab ah.
Warbixin arintan ku saabsan waxaa Muqdisho kasoo dirtay Seynab Abukar Maxamed.
Your browser doesn’t support HTML5
Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay waxqabadkeeda