Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la dilay 300 oo Shabaab ah
Muqdisho —
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay in ka badan 300 oo ka tirsan Al-Shabaab ku dishay hawlgallo milatari oo socday muddo toddobaad ah.
Hawlgalladan ayaa ka kala dhacay gobollada kala duwan ee dalka. Tirada dhiamshada ee ay bixisay dawladda Soomaaliya ayaan si madaxbannana ilaa ahadda loo xaqiijin.