Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dad ka badan 35 kun oo qaxooti iyo migangalyo doon ah ay dalka sugan yihiin, kuwaasi oo sharcigii lagu nidamin lahaa ay u gudbisay golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya.
Cabdulqaadir Samakaab ayaa faah-faahinaya.
Your browser doesn’t support HTML5
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 35,000 qaxooti ajnabi ah ay dalka ku sugan yihiin