Dowladda Soomaaliya oo hub kala wareegtay Mareykanka

Hubka Mareykanku siiyey Soomaaliya

Hubka Mareykanku siiyey Soomaaliya

Dawladda Soomaaliya ayaa maanta hub isugu jira qoryo iyo rasaas kala wareegtay dawladda Maraykanka. Kala-wareejintan ayaa ka dhacday garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

Haddaba deeqdan hubka ah ee dawladda Soomaaliya heshay ayaa Haaruun Macruuf waxa uu ka waraystay Wasiirka Gaashaanshigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Soomaaliya oo hub kala wareegtay Mareykanka