Ra'iisul Wasaaraha ayaa sheegay in qiimaha cusub uu xujeyda Soomaaliyeed “u baajiyey lacag ka badan 8 milyan oo dollar sanadkan kaddib markii meesha laga saaray musuq-maasuqii ka jiray adeegga Xajka, hoosna loo dhigay qiimaha.”
Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa soo diray wariyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.