Hargeysa —
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee (Somaliland Journalists Association) ayaa shalay ka hadlay xaaladda ay ku shaqeeyaan Suxufiyiinta Somaliland.
Haddaba dhinaca kale waxa isaguna ka hadlay heerka madaxbanaanida iyo helidda wararka ee Saxaafadda Somaliland, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Cabdikariim Aadan Cadde, waxaanu Hargeysa ugu waramay Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Dowladda Somaliland oo ka hadashay heerka madaxbanaanida saxaafadda