Dowladda Qatar oo ka qeyb qaadaneysa taakuleynta suuqa Waaheen

Wafdiga Qatar

Wafti ka socda Dawladda Qatar oo uu hogaaminayo safiirka Qatar ee Soomaaliya, oo socdaal ku tagay magaalada magaalada Hargeysa, ayaa sheegay inay ka qayb qaadanayaan taakulaynta Suuqa Waaheen ee dhawaan gubtay oo dhaqaale badan looga ururiyay Soomaalida dhexdeeda iyo dibadda.

Warbixintan waxa magaalada Hargeysa kasoo dirtay wariyaha VOA ee Hargeysa Sagal Mustafe Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Qatar oo ka qeyb qaadaneysa taakuleynta suuqa Waaheen