Soomaaliya Dowladda oo Muqdisho ku qabatay kulan loogu duceynayey Siilaanyo Nofembar 24, 2024 Arag Fikradaha Muqdisho — Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan loogu duceynaaye madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo oo soo noqday wasiirkii qorsheynta ee Soomaaliya, kaasi oo dhowaan ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa diyaariyey wariyaha VOA-da Cabduqlaadir Maxamed Samakaab oo jooga Washington. Your browser doesn’t support HTML5 Dowladda oo Muqdisho ku qabatay kulan loogu duceynayey Siilaanyo