Doorasho taariikhi ah ayaa maanta ka dhacday magaalada Moqokori oo bishii September ee aynu soo dhaafnay ka mid ahayd magaalooyinkii ay dib u qabsadeen ciidamada dawladda iyo dadka degaanka.
Faahfaahinta doorashadan waxaa magaalada Beledweyne ka soo diray weriyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane.
Your browser doesn’t support HTML5
Doorasho taariikhi ah oo maanta ka dhacday Moqokori