Doodda Gaaba: Muranka Maamul-goboleedka Jubbooyinka

Illaa intii la sheegay in shirar ay ka socdaan dalka Kenya, lagana hadlayo maamul laga sameeyo Jubbooyinka, waxa soo baxaya diidmo.

Doodda Gaaban hoosta ka dhageyso.