Dood-Wadaaga VOA ee Hargeysa

  • VOA Somali

Dood-Wadaaga VOA ee Hargeysa

VOA ayaa Hargeysa ku qabatay dood-wadaag looga hadlayay doorka haweenka ee dhinacyada Siyaasadda, dhaqaalaha iyo horumarinta Bulshada.

Idaacadda VOA ayaa magaalada Hargeysa ku qabatay dood-wadaag ku saabsan doorka Haweenka Soomaalida ee dhinacyada Siyaasadda, dhaqaalaha iyo horumarinta Bulshada.

Daawo Sawirrada Dood-wadaaga Hargeysa