Muqdisho: Dad laga Saaray Guryihii Dowladda

Xarumaha dowladda ee dadka laga saaray

DKMG ayaa bilowday howlgal ay dadka uga saarayso guryihii iyo xarumihii dowladda ee magaalada Muqdisho.