Dawladda Iyo Mucaaradka Jabuuti oo Heshiis Gaadhay

Wararka ka imanaya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in dawladda dalkaasi iyo mucaaradka ay maanta wada gaadheen heshiis u gogol-xaaraya in mucaaradku ay qaataan kuraasta ay ay ka heleen doorashoyinkiii baarlamaanka ee muranku ka dhashay ee dalkaais ka dhacay bishii Febraayo ee sannadkii hore.

Faahfaahinta heshiiskan oo dhammaystiran waxaa inoo haya weriyahayaga Ramadaan Muuse ee hoos ka dhagayso.

Your browser doesn’t support HTML5

Jabuuti