Djibouti oo Taageertay Dabargoynta Gudniinka Fircooniga

Qorshe ay waddo Qaramada Midoobay ayaa waxa taageeray dawladda Djibouti oo sheegtay in ay ka shaqanayso dabargoynta Gudniinka Fircooniga

Qorshe ay waddo Qaramada Midoobay ayaa waxa taageeray dawladda Djibouti oo sheegtay in ay ka shaqanayso dabargoynta Gudniinka Fircooniga.

Aamina Cabdi Siciid oo ka mid ah hogaamiyeyaasha dalka Djibouti ayaa VOA uga warantay dadaalada ay dawladda Djibouti ka waddo joojinta gudniinka fircooniga ah.