Diyaaradaha dagaalka Israel oo duqeeyay Marinka Gaza

Iyada oo ay wali taagan tahay xiisadda u dhaxaysa Isreal iyo Falastiin ayay diyaaradaha dagaalka ee Isreal duqeymo ka gaysteen meelo ka mid ah Marinka Qaza ee dhulka reer falastiin.

Warbixintan waxaa Qaahira ka soo diray Xuseen Cismaan Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Diyaaradaha Israel oo duqeeyay Marinka Gaza