Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey xiisadda ka taagan Masjidka Al-Aqsa


Al-Aqsa
Al-Aqsa

Waxaa wali kacsan xiisadda ka taagan Masaajidka Al-Qqsa ee ku yaalla dhulka barakeysan ee magaalada Qudus, kaas oo u dhaxeeya ciidamada Israel iyo mudaaharaadayaasha reer Falastin ee ku nool Qudus.

Xiisadda ayaa billaabatay Jimcihii markaasi oo ugu yaraan 152 qof oo Falastiiniyiin ah lagu dhaawacay gudaha Masjidka kadib markii ay galeen ciidamada Israel.

Haddaba, wararki ugu danbeeyay ee xaaladda Beytul-Maqdis waxaa noo soo diray wariyaha VOA-da ee Bariga Dhexe, Xuseen Saxnuni.

Wararkii ugu dambeeyey xiisadda ka taagan Masjidka Al-Aqsa
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:33 0:00

XS
SM
MD
LG