Muqdisho —
Iyada oo maalin qura ay ka dhimantahay Ciidda Soon-fur, ayaa waxaa suuqyada magaalada Muqdisho ka socda mashquul badan.
Goobaha ganacsiga ayaa furnaada illaa iyo waaberigii hore, laakiin weli waxaa jira cabasho la xiriirta dhaqaale yari sal u ah sicir-barar.
Dhinaca kale, waxaa jira qoysas aan awoodin in ay dharka ciidda u iibiyaan carruurtooda.
Weriyaha VOA-da Cabdicasiis ayaa warbixintaan kasoo diray suuqa Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.
Your browser doesn’t support HTML5
Diyaar-garowgii ugu dambeeyey ee ciidda oo ka socda Muqdisho