Diyaar-garowga doorashada Puntland oo ka socota Boosaaso

Boosaaso

Doorashada Goleyaasha Deegaanka ayaa la filayaa inay berri ka billaabato deegaanada Puntland, ayada oo dadku ay codkooda ku dooranayaan hoggaanka deegaannadooda.

Magaalada Boosaaso ayaa laga dareemayaa u diyaar-garowga doorashadan. Wariyaha VOA-da Faaduma Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan kasoo dirtay Boosaaso.

Your browser doesn’t support HTML5

Diyaar-garowga doorashada Puntland oo ka socota Boosaaso