Diyaar-garowga bisha Ramadaan oo ka socda Muqdisho

Muqdisho

Wax ka yar hal todobaad ayaa ka dhimman curashada bisha barakeysan ee Ramadan. Dadka ku nool magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, ayaa hadda wada diyaar-garowgi ugu danbeeyay ee ay ku soo dhaweynayaan bisha kheyrka iyo raxmadda ee Ramadan.

Warbixintaan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Diyaar-garowga bisha Ramadaan oo ka socota Muqdisho