Diiwan galinta iyo sumadaynta guryaha Gabiley oo lasoo geba-gebeeyey

Gabiley

Dawladda Hoose ee degmada Gabiiley ee Somaliland ayaa soo gabo gabaysay mashruuca diiwan galinta iyo sumadaynta guryaha kaasi oo socday labadii sano ee u danbeeyey, sida uu sheegay duqa magaalada Gabiley Maxamed Aamiin Cumar Cabdi.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Diiwan galinta iyo sumadaynta guryaha Gabiley oo lasoo geba-gebeeyey