Dibadbaxyo iska soo horjeeda oo hareeyey safarka Muuse Biixi ee Washington

Dibad-baxyada safarka Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland Muse Bixi Cabdi ayaa shalay khudbad uu ka jeediyay machadka Heritage Foundation ee magaaladan Washington, kaga hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen, in Somaliland iyo Mareykanka ay yeeshaan xiriir dhaw.

Hase yeeshee bannaanka xarunta uu ka hadlay Muse Biixi ayaa waxaa dibadbax ka dhigay dad taageeranaa midnimada Soomaaliya iyo kuwo taageerayay madaxweyne Biixi.

Warbixintaan waxaa noo diyaariyay wariyaha VOA-da, Jamal Axmed Cusman oo tagay joogay goobta uu mudaaharaadku ka dhacay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dibadbaxyo iska soo horjeeda oo hareeyey safarka Muuse Biixi ee Washington