Soomaaliya Dibadbax ka dhan ah is-afgaradka Somaliland iyo Itoobiya oo ka dhacay London Jannaayo 22, 2024 Abiy Ahmed Muuse Biixi Arag Fikradaha London — Bannaanbax kooban oo laga soo horjeeday is-afgaradka ay gaareen Itoobiya iyo Somaliland ayaa shalay ka dhacay fagaaraha kasoo horjeeda safaaradda ay dowlada Itoobiya ku leedahay magaalada London ee dalka Britain. Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa warbixintan kasoo diray London. Your browser doesn’t support HTML5 Dibadbax ka dhan ah is-afgaradka Somaliland iyo Itoobiya oo ka dhacay London