Warbixin ku saabsan dib u dhiska suuqa Waaheen

Suuqa Waaheen ee gubtay

Suuqii Waaheen ee gubtay muddo laga joogo ku dhawaad 10-biloow, ayaa waxaa haatan la bilaabay in laga dhiso suuq casri ah, sida ay sheegeen injineerrada ka tirsan shirkaddaha gancata ku haya dib u dhiska suuqaasi.

Warbixin uu ku eegayo arrimahaasi waxa Hargiesa ka soo diray khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Suuqa Waaheen.mp3