Dib u dhac kale oo ku yimid ansixinta miisaaniyadda Somaliland

Golaha Wakiilada Somaliland

Dib u dhac kale ayaa ku yimid fadhi ay Golaha Wakiillada Somaliland ku ansixi lahaayeen miisaaniyadda sannadkan 2024-ka, kaddib marki kooramka golaha uu buuxsami waayay.

Xukumadda ayaa miisaniyaddan horay ugu soo celisay Golaha Wakiillada.

Hadaba, wariyaha VOA-da Xamse Cali Jeesto ayaa magalada Hargeysa ku wareystay gudoomiyaha Guddi Hoosaadka Dhaqalaha ee Golaha Wakiiladda, Xuseen Ismaaciil Jaamac.

Wuxuu wax ka weeydiiyay dib u dhaca iyo saamaynta ay ku yeelan karto doorashooyinka ee loo qorsheeyay Dhamaadka Sanadkan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dib u dhac kale oo ku yimid ansixinta miisaaniyadda Somaliland