Sawirro muujinaya xamaasadda taageerayaasha koobka Qaramada Afrika

Waxaa soo geba-geboobay wareeggii hore ee Koobka Qaramada Afrika oo ka socda dalka Ivory Coast. Waa kuwan sawirro muujinaya qaar ka mid ah taageerayaasha dalalka ka qeyb-galaya tartanka.