Dhoofka xoolaha oo dib uga billaabmay dekadda Kismaayo

Dhoofka Xoolaha ee Dekadda Kismaayo

Dekadda magaalada Kismaayo waxaa ka socda dhoofka xoolaha nool oo muddo dheer hakad uu ku jiray.

Waxaa hadda dekadda ku xeran markab qaadaya in ka badan laba kun oo neef oo lo’o ah, sida ay sheegayaan mas’uuliyiinta dhoofka xoolaha.

Cumar Maxamed Yuusuf Maraawe oo ka mid ah Iskaashaatada Dhoofka Xolaha ayaa wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad uga warramay dhoofka xoolaha ee ka socda dekadda.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhoofka xoolaha oo dib uga billaabmay dekadda Kismaayo