Baraawe —
Gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) iyo madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa dhagax dhigay dhismaha dekadda Baraawe ee caasimadda Koonfur Galbeed.
Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhismaha dekedda Baraawe oo la dhagax dhigay