Dhimashada Shilkii Puntland oo Korartay

Qof ka mid ah dadka ku dhaawacmay shilka

Mas’uuliyiinta caafimaadka ee Puntland ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey shil baabuur oo shalay ka dhacay deegaan u dhow magaalada Qardho.

Dad badan oo tahriibayaal ah ayaa ku dhintay shilkaas kadib markii baabuur si xad dhaaf ah looga buuxiyey uu la rogmaday.

Dad hor leh oo ka mid ah dadkii ku dhaawacmay shilka ayaa isbitaalka ku geeiryooday, taasi oo sare usii qaadday tirada dhimashada, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka.

Dad kor u dhaafaya boqol qof, oo ku dhaawacmay shilkaas, ayaa sidoo kale weli ku jira isbitaalada.

Wararkii ugu dmabeeyey ee shilkaasi waxaa warbixintan nooga soo dirtay weriyahayaga Faadumo Yaasiin Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta: Faaduma