Soomaaliya Dhaqtar lagu dilay magaalada Buurhakaba Desembar 07, 2022 Buurhakaba — Dhakhtar ka shaqeeya adeegyada caafimaadka ee magaalada Buurhakaba ayaa maanta lagu dilay toogasho ka dhacday magaalada. Dablayda dilka gaysatay ayaa la sheegay inay baxsadeen. Warbixintan waxaa Baydhaba nooga soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh. Your browser doesn’t support HTML5 Dhaqtar lagu dilay magaalada Buurhakaba