Dhaqdhaqaaqyo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka socda Bakool

Ciidamada Soomaaliya

Wararka ka imanaya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in ciidamada dawladda Soomaaliya ay wadaan dhaqdhaqaaqyo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-Shabaab ee halkaas ku sugan.

Toddobaadkan waxaa gobolkaasi booqday saraakiisha wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya, waxaana socda diyaargarowga howlgal gobolka ka billowda.

Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan kasoo diray Baydhaba.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhaqdhaqaaqyo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka socda Bakool