Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 80-aad (Maahmaahyada)

Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybtii 80-aad (Maahmaahyada)

Waa qeybtii 80-aad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha oo toddobaadkan aan idiinku hayno qeyb kale oo ka mid ah maamhmaahyada

Barnaamijkan waxaa soo diyaariyay halkana ka soo gudbinaya Axmed Faarax Cali Idaajaa.